Dhegeyso Barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada.
Dhegeystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 21-02-1443, oo waafaqsan 27-09-2021, Dhuuxa Wareysiyada waxaa caawa soo jeedinaya Maxamed Cali.
Halkaan Ka Dhageyso Barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada 27-09-2021
Kusoo Biir Channelka Al-Furqaan ee Telegram.