Dhegeyso Warka Duhurnimo Ee Radio Al-Furqaan.

Dhegeystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

Maanta waa Sabti,Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 11-02-1443 oo waafaqsan 18-09-2021 Warka Duhurnimo, wxaa soo jeedinaya Cabdullaahi Soomaali.

Halkaan ka dhegeyso War Duhur 18 09 2021

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.