Dhegeyso Warka Subaxnimo Ee Radio Al-Furqaan.
Dhegeystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Maanta waa Axad, Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 28 01-1443 oo waafaqsan 05-09-2021 Warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya Cabdullaahi soomaali