Duqeymo lagu garaacay Saldhiga Burundi ee Buurane iyo Howlgallo kale. (Dhagayso)

Ciidamada milliteriga Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab waxay saacadihii lasoo dhaafey fuliyeen silsilado howgallo ah oo lagu beegsaday ciidamada Shisheeyaha iyo kuwa Soomaalida ee la shaqeeya.

Duqeyn xoogan ayaa lagu garaacay saldhiga ciidamada Burundi ee deegaanka Buurane ee Shabeellaha Dhexe, waxaana gudaha saldhiga ku dhacay ugu yarana 15 madfac.

Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay, howlgal gaar ah oo ka dhacay waxaa lagu khaarijiyay 2 askari oo katirsan ciidamada maamulka Koonfur galbeed, kadib markii ciidamada Mujaahidiinta ay ugu galeen guryihiin ay askartaasi deganaayeen.

Xudur oo ah xarunta gobolka Bakool ayaa iyadana marti gelisay weerar culus oo ay qaadeen ciidamada Mujaahidiinta.

Halkan ka dhagayso Faafaahsaani silsilado howlgallo ah oo ka dhacay Soomaaliya

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.