Howlgal ka dhacay Kismaayo iyo Askar lagu dilay Shabeellaha Hoose. (Dhagayso)

Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, qeybta qaraxyada ayaa weerar ay ka geystay deegaanka Mareerey ee gobolka Shabeellaha Hoose waxaa ku dhintay ciidamo katirsan kuwa Dowladda federaalka.

Ugu yaraan 3 askari oo katirsan ciidamada Dowladda federaalka ayaa ku dhintay qaraxa.

Dhinac kale howlgal gaar ah oo ka dhacay magaalada Kismaayo ayaa waxaa si daran loogu dhaawacay sarkaal katirsan sirdoonka maamulka Jubbaland.

Howlgalka oo aad loo qorsheeyay ayaa waxaa lagu beegsaday guri uu sarkaalkan ka deganaa magaalada Kismaayo.

Dhagasyo Weeraro lagu beegsaday askar iyo saraakiil katirsan Soomaalida la shaqeysay Shisheeyaha

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.