Kitaabka Minhaajka Oo uu Dhameeyay Sheekh C/Raxmaan Firin. (Warbixin+Sawirro)

Magaalada Kuunya Barrow ee gobolka Shabeellaha Hoose waxaa masjid ku yaala lagu soo khatimay kitaabka fiqhiga ee Minhaajka oo ah kitaab ay Soomaalidu aad u garaneyso.

Kitaabkan oo ay dhageysteen ardey badan oo isuga jira qeybaha kala duwan ee bulshada, ayaa waxaa akhriyay Sheekh C/Raxmaan Firin waxaana uu ka socday masjidka weyn ee Qubaa.

Xaflad aad u heer sarreysa ayaa loo qabtay gunaanadka xafladda, waxaana kasoo qeybgalay qeybaha kala duwan ee bulshada iyo masuuliyiin katirsan maktabka Dacwada ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.

Dhagayso arbixin kitaabka Minhaajka oo lagu soo khatimay Shabeellaha Hoose

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.