Majaajiliste Ajakis Oo ku Geeriyooday Isbitaal ku yaala Muqdisho.

Waxaa goordhow magaalada caasimadda ah ee Muqdisho ku geeriyooday majaajiliste Ajakis oo caan ku ahaa faafinta fasahaadka, kaasoo inta laga yaqaano noloshiisa ku howlanaa arimaha fasahaadka.

Ajakis ayaa mudooyinkii u dambeeyay ku xanuunsanayay magaalada Muqdisho gaar ahaan isbitaalka Martiini ee caasimadda Muqdisho.

Reer Muqdisho ayaa ku xasuusan doona Ajakis faafinta fasahaadka, isagoo aan waxba u yareysan arintaas.

 

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.