Min Guwantanamo illa Madaxtooyada Ogow Qissada Shan Masuul oo kamid ah Taliban.

Imaarada islaamiga ah ee Afqaanistaan waxay dhawaan dalkaasi kaga dhawaaqday xukuumad islaami ah, taasoo timid kadib markii muslimiintu ka guuleysteen ciidamadii Maraykanka iyo kuwa Nato.

Golaha wasiirada ee xukuumadda islaamiga ah ee Afqanistaan ayaa shan nin oo kamid ah waxay inkabadan 10 sano ku jireen xabsiga sumcadda xun ee Guwantanamo bay, balse sabar iyo sugnaan kadib waxay maanta madax ka noqdeen dalkooda.

Halkan ka dhageyso warbixin min Guwatanamo illaa Madaxtooyada- Qissada shan Masuul oo katirsan dowladda cusub ee Afqanistaan.

 

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.