Soomaalida Maraykanka Oo Walaac ka muujinaya Falal Islaam Naceyb ah. (Dhagayso)

Gobolka Minisota ee dalka Maraykanka waxaa ku nool jaaliyada ugu badan ee Soomaali ah oo ku dhaqan dalka Maraykanka, waxaana ka taagan xaalad cabsi iyo walwal ah.

Rag caddaan ah ayaa masjidka Imaamu Shaafici ee magaalad Miniyabulis waxay ku buufiyeen sawirro ka dhan ah diinta Islaamka, taasoo muujineysa sida ay u necebyihiin diinta Islaamka.

Soomaalida ayaa ka walaacsan iney la kulmaan weeraro lamid ah kuwii ka dhacay dalka New Zealand oo uu nin gaal ah ku gumaaday inkabadan 50 ruux oo muslimiin ah.

Halkan ka dhagayso Soomaalida Maraykanka oo walaac dareemaya

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.