Wilaayada Mudug Oo Gurmad Gaariisay deegaanno hoostaga Bacaadweyn.

Maamulka islaamiga ah ee gobolka Mudug ayaa biyo dhaamin iyo raashiin qeybin ka sameeyay deegaanno hoos yimaada Bacaadweyn ee gobolkaas.

Iyadoo uu jiilaal adag ka jiro halkaas ayay wilaayada islaamiga ah ee Mudug waxay raashiinkan ka qeybisay deegaanno hoostaga Bacaadweyn, iyadoona sidoo kale dadka loo sameeyay biyo dhaamin.

Dadka ka faa’ideystay gargaarkan ayaa u mahadceliyay maamulka islaamiga ah, iyagoona sheegay iney aad ugu farxeen kaalmada soo gaartay oo kusoo beegantay waqti ay u baahi qabeen.

Wilaayada-Mudug-oo-biyo-dhaamin-iyo-Raashiin-qeybin-ka-sameysay-deegaanno hoostaga Bacaadweyn

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.