Xillibaan Si la yaab leh uga hadlay Khilaafka Rooble iyo Farmaajo. (Dhagayso)

Iyadoo maalmihii lasoo dhaafey uu cirka isku sii shareerayay khilaafka u dhexeeya madaxweynaha Dowladda federaalka Maxamed Farmaajo iyo ra’iisul wasaare Max’ed Rooble ayaa waxa uu salka ku hayo khilaafkaas ka hadlay xillibaan Soomaali ah.

Cabdul Qaadir Indho indho oo katirsan baarlamaanka maamulka Soomaaliland ayaa isagoo la hadlayay mid kamid ah idaacadaha maxalliga ee Hargeysa wuxuu sheegay in khilaafka labada masuul ee Dowladda federaaka ka dhexeeya uu yahay khilaaf u dhexeeya dowlado shisheeye, labada masuulna ay jilayaal yihiin oo keliya.

Halkan ka dhagayso Warbixin ku aadan hadalka uu jeediyay Xillibaanka.

 

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.