Xillibaanno Lagu Weeraray Magaalada Johwar iyo Howlgallo kale Oo dhacay. (Dhegeyso)

Magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha Dhexe, waxaa ka dhacay weerar qarax ah oo lagu weeraray guri ay degnaayeen xillibaanno katirsan maamulka Hir Shabeelle.

Ugu yaraan 3 xillibaan ayaa dhaawacyo kala duwan kasoo gaaray weerarka.

Xillibaannada dhaawacmey waxaa la dhigay xarumaha caafimaadka, halkaasoo lagu dabiibayo.

Dhinac kale, inta u dhexeysa Muqdisho iyo Afgooye gaar ahaan degmada Lafoole waxaa lagu weeraray ciidamada Dowladda federaalka.

Nawaaxiga Shalamboodna weerar ka dhacay waxaa lagu beegsaday ciidamo Shisheeye ah oo sahay geeyey deegaankaas.

Halkan ka dhagayso Faafaahinta howlgalladan.

 

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.