4 nin oo wada dhashey oo ku dhintay Ceel biyood ku yaala Soomaali Galbeed.

Magaalada Jig-jiga ee Soomaali-galbeed.

Deegaan hoostaga magaalada Jigjiga ee dhulka Soomaali galbeed ee ku jirta gumeysiga Xabashida ayaa waxaa ka dhacay arin naxdin badan.

4 nin oo wada dhashey ayaa ku dhacay ceel biyood ku yaalay deegaanka, halkaas oo ay ku geeriyoodeen afarta nin.

Ceelka ayaa raggan la dumey, mana helin wax gurmad deg deg ah.

Halkan ka dhagayso Ceel biyood dad ay ku dhinteen

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.