Daawo Taxane: Ergadii Isku Dhiibay Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.(28)

Idaacadda islaamiga ah ee Al-Furqaan ayaa billowday baahinta qeybta labaad waraysiyo taxane ah oo ay la yeelatay qaar kamid ah ergadii soo xushey baarlamaanka dowladda federaalka, balse markii dambe isku dhiibay Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.

Muuqaalkan waxaa kasoo muuqaanaya Cabdi Macallin Cumar oo kamid ahaa holwadeennadii dooraradsah maamulka Jubbland.
Wuxuu ka faa’ideystay cafiskii Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, iyagoona sheegay iney ka towbad keeneen falkii ay ku dheceen.
You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.