Daawo Taxane: Ergadii Isku Dhiibay Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.(32)
Idaacadda islaamiga ah ee Al-Furqaan ayaa billowday baahinta qeybta labaad waraysiyo taxane ah oo ay la yeelatay qaar kamid ah ergadii soo xushey baarlamaanka dowladda federaalka, balse markii dambe isku dhiibay Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.
Muuqaalkan waxaa kasoo muuqaanaya Aaney Maxamed Ibraahim oo kamid ahaa ergadii maamulka Koonfur Galbeed ku matalayay dooraradshada baarlamaanka dowladda federaalka.
Wuxuu ka faa’ideystay cafiskii Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, iyagoona sheegay iney ka towbad keeneen falkii ay ku dheceen.