Dagaal Culus Oo Ka Socda Deegaanka Af-Urur ee gobolka Bari.

Dagaallo xoogan ayaa deegaanka Af Urur ee gobolka Bari waxa uu ku dhexmarayaa ciidamo katirsan milliteriga Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab iyo kuwa maamulka Puntland.
Dagaalka ayaa ah mid aad u culus oo la isku adeegsadanayo hubka culus, waxaana uu ku billowday duqeyn lagu asqeeyay saldhiga.
Lama hayo faafaahin rasmi ah oo ku aadan khasaaraha, wixii soo kordhana wararka iyo barnaamijyada Al-Furqaan ayaad kala socon doontaan.