Dhageyso Barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada.
Dhegeystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 28 02-1443, oo waafaqsan 04 -10-2021, Dhuuxa Wareysiyada waxaa caawa waxaa soo jeedinaya Zakariye Cumar.