Dhageyso Warka Duhurnimo Ee Radio Al-Furqaan.
Dhegeystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Arboco ,Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 29 02-1443 oo waafaqsan 06 10-2021 Warka duhurnimo, waxaa soo jeedinaya Cabdisamad Cabdullaahi.