Dhakhaatiir Al-Shabaab katirsan Oo Fuliyay Qalliimo Lacag la’aan ah. (Dhagayso)

Deegaanka Faragurow ee wilaayada islaamiga ah ee Jubbooyinka ayaa dhakhaatiir katirsan Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab waxay ka fuliyeen qalliimo lacag la’aan ah.

Ugu yaraan 22 qalliin ayaa loo fuliyay dadka deegaanka Faragurow oo asalkood qabi jiray xanuunka Juudaanka.

Halkan ka dhagayso Dhakhaatiir katirsan Al-Shabaab oo qalliimo lacag la’aan ka fuliyay Jubbooyinka

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.