Dhegeyso Warka Duhurnimo Ee Radio Al-Furqaan.
Dhegeystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Talaado Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 13 03-1443 oo waafaqsan 19-10- 2021 Warka Duhurnimo, waxaa soo jeedinaya Haashim Cabdi naasir