Dhegeyso Warka Subaxnimo Ee Radio Al-Furqaan.
Dhegeystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Saaka waa Axad,Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 26 02-1443 oo waafaqsan 03 10-2021 Warka Subaxnimo, waxaa soo jeedinaya Cabdullaahi soomaali