Dhegeyso Warka Subaxnimo Ee Radio Al-Furqaan.
Dhegeystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta Idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Axad,Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 11-03-1443 oo waafaqsan 17-10-2021 Warka Subaxnimo, waxaa soo jeedinaya Waxaa soo jeedinaya Cabdullaahi soomaali