Howgallo xoogan oo ka dhacay Banaadir, Shabeellaha Hoose iyo Jubbada Hoose.
Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa qaaday howlgallo lagu beegsaday ciidamada Shisheeyaha iyo kuwa Dowladda federaalka.
Kamiin ka dhacay deegaanka Baqdaad oo u dhexeeya Basra iyo Afgooye, loona dhigay ciidamo Shisheeye iyo Soomaali isuga jira ayaa geystay waxyeello badan.
Ugu yaraan 5 askari oo isuga jirta Ugandhes iyo Soomaali ayaa lagu dilay kamiinka, halka inkabadan 10 askarina la dhaawacay.
Ciidamada Shisheeyaha ayaa qaatey meydadka ciidankooda, iyagoona goobta kaga tagay askarta Soomaalida ah ee la dilay.
Waxaa sidoo kale jira weeraro intan ka badan oo ka dhacay gobollada Jubbada Hoose iyo Banaadir.
Halkan ka dhagayso Weeraro ka dhacay gobollada Banaadir, Shabeellaha Hoose iyo Jubbada Hoose