Is Rasaaseyn Garoowe ku dhexmartay Ciidamo katirsan maamulka Puntland.
Magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal, ahna xarunta maamulka Puntland waxaa ka dhacay is rasaaseyn dhexmartay ciidamo kawada tirsan kuwa maamulka Puntland.
Ciidamada is rasaaseeyay ayaa qeyb kamid ah waxay wadeen waxyaabah maanka dooriya, waxaana iyaga iyo askarta kale is weydaarsadeen tacshiirad adag.
Ugu yaraan 1 askari oo katirsan ciidamada maamulka Puntland ayaa ku naf waayay is rasaaseynta.
Halkan ka dhagayso Is rasaaseyn dhexmartay ciidamada maamulka Puntland