Maamulka Soomaliland oo weli wada Barakicinta dadka Soomaaliyeed.

Magaalada Laascaanood waxaa weli ka soconaya howlgallada ballaaran ee uu maamulka Soomaaliland ku barakicinayo dadka soomaaliyeed ee kasoo jeeda koonfurta Soomaaliya.

Maamulka Soomaaliland ayaa sheegay in dadka kasoo jeeda koonfurta ay ula dhaqmayaan sida dad ajaaniib ah, islamarkaana aaney sii joogi doonin wuqooyiga Soomaaliya.

Waxaa la yaab leh in dadka Itoobiyaanka ah iyagoo kumanaan kun ah ay ku suganyihiin deegaannada uu ka arimiyo maamulka Soomaaliland, xilli maamulkan uu barakicinayo dadka soomaaliyeed.

Halkan ka dhagayso Warbxiin ku saabsan barakcinta maamulka Soomaaliland ee dadka Soomaaliyeed.

 

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.