Sawirro: Al-Shabaab oo In Ka Badan 1800 oo Qoys Mucaawino Ugu Qeybiyay Buur-Eylo.
Jamciyadda kheyriga ah ee Al-Ixsaan oo taabacsan Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, ayaa waxay raashin ka qeybisay dhowr degaan oo dhaca koofurta Soomaaliya.
Warbixintan sawirrada wadatase, waxay ku saabsantahay raashin iyo agabyo degaanka Buureylo ee gobolka Bay loogu qeybiyay qoysas gaaraya 1868 qoys oo ah dad tabaaleysan oo ay roob yarida darteed tacabkoodii ka nusqaamay.
Halkan Ka Degso Warbixin Aan Ka Diyaarinay
HOOS KA DAAWO SAWIRRADA