Sawirro: Masjid Cusub oo Laga Dhisay Jamaame.

Masjidkan oo in muddo ah uu dhismihiisu ka socday degmada Jamaame ayaa dhawaan lasoo gabagabeeyay waxaana loo sameeyay munaasabad furitaan ah iyadoo ay kasoo qeyb galbeen bulshada degmada.

Masjidka ayaa loo bixiyay (Masjidu-towxiid) dadkii munaasabadda kasoo qeyb galay ayaa u mahad celiyay intii dhistay ee dadaalka ku bixisay masjidkan.

HALKAN KA DEGSO WARBIXINTA FURITAANKA MASJIDKA

HOOS KA DAAWO SAWIRADA

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.