Sheekh Nuur Macallin C/Raxmaan Oo ka hadlay gefkii Gudoomiyaha Baarlamaanka maamulka Koonfur Galbeed.

Sheekh Nuur Macallin Cabdi Raxmaan

Sheekh Nuur Macallin Cabdi Raxmaan oo kamid ah culimda Soomaaliyeed ee ay Soomaalidu taqaano ayaa ka hadlay hadalkii uu jeediyay gudoomiyaha baarlamaanka maamulka Koonfur Galbeed.

Gudoomiyaha oo kasoo muuqday xalqada 11aad ee taxanaha Saa’a Maa Yaxkumuun ayaa sheegay in diinta Islaamka aaney waxtar u lahayn shacabka Soomaaliyeed.

Sheekh Nuur ayaa sheegay in tusaalaha ninkaas oo kale ay dalka ku sugnaayeen tan iyo xukuumadihii dalka soo maray, hadana la dareemayo baraarug ay yeesheen umadda Soomaaliyeed.

Dhagayso Sheekh-Nuur-oo-ka-hadlay-hadalkii-uu-godoomiyaha-baarlamaanka-Koonfur-Galbeed-ugu-gefay-diinta-Islaamka

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.