Weeraro ka dhacay gobollada Shabeellaha Hoose, Bakool iyo Hiiraan. (Dhagayso)

Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa habeenkii xalay waxay qaadeen silsilado weeraro ah oo lagu beegsaday ciidamada Dowladda federaalka.

Weerarada waxay ka dheceen qeybo kamid tahay degmada Buulobarde ee gobolka Hiiraan, halkaas oo lagu weeraray ciidamada maamulka Hir Shabeelle.

Sidoo kale gobolka Bakool, waxaa lagu weeraray ciidamada maamulka Koonfur galbeed ee la shaqeeya Xabashida kuna sugan degmada Waajid ee golkaas.

Mareerey oo katirsan Shabeellaha Hoose waxaa iyana lagu weeraray ciidamada Dowladda federaalka, dhamaan weeraradanna kama aynaan helin xogo rasmi ah.

Dhagayso Weeraro ka dhacay qaar kamid ah gobollada Soomaaliya

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.