10 Askri oo katirsan Milliteriga Maali Oo Lagu dilay Howlgallo ka dhacay Dalkaas.

Waa ciidamo Faransiis ah oo jooga Soomaaliya.

Wararka naga soo gaaraya dalka Maali ayaa tilmaamaya in dagaalyahannada Nusratul Islaam wal Muslimiin ay fuliyeen silsilado howlgallo ah oo lagu beegsaday ciidamada milliteriga dalkaas, ee ku daaban Shisheeyaha uu horboodayo Faransiiska.

Qarax ka dhacay deegaan 200km ka fog magaalada Bamako ee caasimadda dalka Maali ayaa gallaaftay nolosha 7 askari oo katirsan ciidamada milliteriga Maali, iyadoo uu basbeeley gaarigii ay saarnaayeen.

Qaraxa kadib weerar kamiin ah ayay ciidamada Mujaahidiinta u dhigeen askartii ka badbaaday qaraxa, waxaana halkaas markale lagu dilay 3 askari, halka lagu dhaawacay 3 kale, taasoo tirada dhimashada ka dhigeysa 10 askari.

Maali, waxaa ka howlgala jamaaacada jihaadiga ah ee Nusratul Islaam wal Muslimiin oo hoostagta Al-Qaacida, waxaana dalka ka socda halgan jihaadi ah oo lagula jiro ciidamada ay horboodeyso dowladda Faransiiska ee ku caan baxday neceybka Islaamka iyo Muslimiinta.
Kusoo Biir Channelka Al-Furqaan ee Telegram.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.