Askar Burundeys Ah Oo Lagu Xasuuqay Gobalka Sh-Dhexe.

Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaallo xooggan oo maanta ka dhacay deegaanka Buurane ee gobalka Sh-dhexe, kuwaas oo khasaare lagu gaarsiyay ciidamada Burundi.

Wararkii ugu dambeeyay ee kasoo baxaya dagaallada ayaa sheegaya in 8 askari oo katirsan ciidamada Burundi lagu dilay dagaallada halka lagu dhaawacay 8 kale.

Waxaa ciidamada Burundi usoo degay illaa 3 diyaaradood oo Helokobtar ah, kuwaas oo daabulay meydadka iyo dhaawacyada ciidamadii looga xasuuqay dagaallada.

Halkaan Ka Dhageyso Faahfaahinta Khasaaraha Ciidamada Burundi Ku Gaaray Dagaalladii Ka Dhacay Deegaanka Buurane.

Kusoo Biir Channelka Al-Furqaan ee Telegram.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.