Beelaha Gaaljecel iyo Eylo Oo diyo ku kala qaatay Hiiraan. (Dhagayso)
Degmada Buq Aqable ee gobolka Hiiraan waxaa ka dhacday munaasabad ay diyo ku kala qaadanayeen jufooyin katirsan beelaha Gaaljecel iyo Eylo.
Munaasabadda waxaa ka qeybgalay waaliga wilaayada islaamiga ah ee Hiiraan Sheekh Guuleed Abuu Nabhaan.
Halkan ka dhagayso Munaasabad Diyo lagu kala qaadanayay oo ka dhacay Shabeellaha Hoose