Ciidamada Itoobiya Oo lagu weeraray Bakool iyo Dagaal ka dhacay Shabeellaha Hoose.

Gudoomiyaha Xudur Maxa’ed Macallin Axmed.

Ciidamada milliteriga Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab waxay habeenkii xalay qaadeen silsilado weeraro ah oo beegsaday ciidamada Itoobiya ee ku sugan gobolka Bakool iyo askarta Soomaalida ee ku sugan Shabeellaha Hoose.

Xudur, ciidamada Mujaahidiinta waxay ku weerareen askarta Itoobiya ee duulaanka ku jooga halkaas, dagaalka ayaana ahaa mid culus.

Waajid oo katirsan isla gobolka Bakool waxay ciidamada Mujaahidiinta ku weerareen askarta maamulka Koonfur Galbeed.

Sidoo kale, gobolka Shabeellaha Hoose gaar ahaan degmada Awdheegle waxay Mujaahidiinta ku weerareen askarta Dowladda federaalka.

 

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.