Dagaallo ka dhacay gobollada Bay, Bakool iyo Shabeellaha Hoose.

Ciidamada milliteriga Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab waxay habeenkii xalay qaadeen silsilado weeraro ah oo lagu beegsaday ciidamada Shisheeyaha iyo Soomaalida la shaqeysa.
Gudaha magaalada Baydhabo, ciidamada Mujaahidiinta gobolka Bay ayaa weerar ku qaaday xero ay ku sugnaayeen ciidamada maamulka Koonfur galbeed, halkaasna waxaa ka dhacay dagaal culus.
Bakool, ciidamada Mujaahidiinta waxay weerar ku qaadeen saldhiga ciidamada Xabashida Itoobiya ku leeyihiin degmada Waajid ee gobolkaas.
Shabeellaha Hoose, ciidamada Mujaahidiinta waxay weerareen saldhiga ciidamada Uganda ee magaalada Jannaale, halkaasna waxaa ka dhacay dagaal culus.
Kusoo Biir Channelka Al-Furqaan ee Telegram.