Dhagayso Barnaamijka Badqabka Cuntada { DHAMEYSTIRAN}

 

Barnaamijka Badqabka Cuntada waa barnaamij taxane ah oo ay billowday idaacadda islaamiga ah ee Al-Furqaan, kana kooban 18 xalqo, islamarkaana ka qeybgalayaan aqoonyahanno, dhakhaatiir, culimo iyo waxgarad, waxaana looga hadlayaa ahmiyadda ay leedahay badqabka cuntada.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.