Dhageyso Diiradda Jimcaha oo Lagu Faanqeeyay Xaaladda Itoobiya.

Dhegeystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

Halkan waxaan idiin kugu soo gudbineynaa Barnaamijka Diiradda Jimcaha oo todobaadkiiba maanta oo kale aad ka dhageystaan warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan iyadoo lagu soo qaato mawaadiic muhim ah lagana qeyb galiyo dad ku haboon.

Barnaamijka Diiradda Jimcaha waxaa todobaadkaan lagu falanqeeyay xaaladda colaadeed ee dalka Itoobiya, waxaana ka qeyb galay qaar kamid ah wariyaasha Idaacadda.

Halkan Ka Degso Diiradda Jimcaha 26-11-2021

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.