Dhageyso Warka Duhurnimo Ee Radio Al-Furqaan
Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Maanta waa isniin taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 03-04-1443 oo waafaqsan 08-11-2021 Warka Duhur waxaa soo jeedinaya Sakariye Cumar