Dhageyso Warka Duhurnimo Ee Radio Al-Furqaan.

Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

Maanta waa Sabti taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 15-04-1443 oo waafaqsan 20-11-2021 Warka Duhurnimo waxaa soo jeedinaya Maxamed Cali.

Halkaan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo 20-11-2021

Kusoo Biir Channelka Al-Furqaan ee Telegram.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.