Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Al-Furqaan.
Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Maanta waa Khamiis taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 07-04-1443 oo waafaqsan 12-11-2021 Warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya Maxamed Ciise.
Halkaan Ka Dhageyso Warka Subaxnimo 12-11-2021.
Kusoo Biir Channelka Al-Furqaan ee Telegram.