Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Al-Furqaan.

Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

Maanta waa Isniin taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 10-04-1443 oo waafaqsan 15-11-2021 Warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya Maxamed Amiin.

Halkan ka dhagayso War-Subax-15-11-2021

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.