Dhegeyso Barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada.

Dhegeystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.

Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 30-03-1443, oo waafaqsan 04 11-2021, Dhuuxa Wareysiyada waxaa caawa soo jeedinaya Maxamed Daahir

 

Halkaan ka dhegeyso Dhuuxa  Wareysiyada 04 11 2021
Kusoo Biir Channelka Al-Furqaan ee Telegram.

You might also like
1 Comment
  1. Awga arsenal says

    Guuleysta muslimiinta
    Hadii alle yidhaa mar waan idin soo haleeliye

Leave A Reply

Your email address will not be published.