Kulan Muhiim ah oo dhexmaray Waxgaradka Wilaayada iyo Maamulka Islaamiga ah.

Waxaa wilaayada islaamiga ah ee Gedo ka dhacay kulan ballaaran oo ay isugu yimaadeen Odayaasha dhaqanka ee gobolka iyo maamulka Islaamiga ah.

Waxaa kulanka barbar socday dowro diini ah oo socotay muda todobaad ah, taasoo ay Odayaashu ku qaateen duruus diini ah oo waxtar leh.

Kulankan muhiimka ah waxaa kasoo baxay qodobo wax ku ool ah oo ay kamid tahay in reer Gedo ay ka digtoonaadaan la shaqeynta Shisheeyaha iyo maamullada ku daaban.

Dhagayso Kulan muhiim ah oo dhexmaray Wilaayada Gedo iyo Odayaasha dhaqanka

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.