Sawirro: Ka Qeyb Qaado Dhismaha Dugsi Qur’aan oo Dhagax Laga Dhigayo.

In dhulal loo gado malcaamadaha lagana dhigo kuwa dhismahoodu qurux badan yahay waa kalaamka Alle oo kor loo qaadayo. Tani waa madrado ay dad muxsiniin ah ka hir galiyeen degmada Saakow, waxay u iibiyeen dhul aad u weyn waxay ka dhiseen qolal kuwa kalana waa ay ku dhiman yihiin, waxayna dadka muslimiinta ah ka codsanayaan in lagu garab siiyo.

Kala Xiriir haddaad dibadda Taleefan Nambarkan 00252611133143

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.