Weeraro ka dhacay gobollada Bay iyo Shabeellaha Hoose.

 

Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa qaaday silsilado weeraro ah oo lagu beegsaday ciidamada Dowladda federaalka iyo kuwa maamulka Koonfur Galbeed.

Gudaha magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay ayay ciidamada Mujaahidiinta ku weerareen askarta maamulka Koonfur galbeed.

Weerarka waxaa uu si gaar ah uu kaga dhacay xero ciidan oo ay ciidamada maamulka Koonfur galbeed ku leeyihiin gudaha magaalada Baydhabo, waxaana ka dhashey khasaare kala duwan.

Ugu yaraan 3 askari oo katirsan ciidmada maamulka Koonfur galbeed ayaa ku dhintay weerarka.

Dhanka Shabeellaha Hoose, ciidamada Mujaahidiinta ayaa weeraray saldhigyada Jannaale iyo Bariire ay ku leeyihiin ciidamada Dowladda federaalka.

 

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.