Wiil uu dhalay Mucamar Al-Qadaafi Oo ka qeybgalya Doorashada Liibiya.

Seyful Islaam Al-Qaddaafi oo kamid ah wiilashada uu dhalay Mucammar Al-Qadaafi, madaxweynihii hore ee dalka Liibiya ayaa shaaciyay inuu yahay musharax u tartamaya xilka madaxtnimada dalka Liibiya.

Waxaa laga gudoomay warqaaha aqoonsiga, iyadoona la siiyay kaarka musharaxnimada ee cadeynaya inuu ka qeyb geli karo doorashooyinka.

Dhagayso Faafaahin ku aadan qodobkaas iyo wararkii ugu dambeeyay Caalamka

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.