Xoolo Sako Ah oo Laga Qeybiyay Jamaame. (Sawirro)

Degmada Jamaame ee wilaayada Jubbooyinka waxaa laga qeybiyay Sakada xoolaha nool iyadoo ay ka faa’iideysteen qoysad badan oo ka kooban dadka ay u waajibtay in sakada la siiyo.

Xoolaha la qeybiyay ayaa isugu jira Geel, Lo’ iyo Ari. Sakada ayaa kamid ah shanta tiir ee Islaamka.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.