Zakada Xoolaha Nool Oo laga Qeybiyay Deegaannada Shabeellaha Hoose. (Sawirro)
Waxaa si wanaagsan deegaannada wilaayada islaamiga ah ee Shabeellaha Hoose looga qeybiyay Zakada xoolaha nool, iyadoo la siinayo dadka muteystay.
Deegaannada hoostaga Baraawe, Awdheegle, Marko, Buulomareer iyo Jannaale ayaa si wanaagsan looga qeybiyay Zakada, waxaana dadka qaar la siiyay min 30 neef oo ari ah ama 5 neef oo geel ah.
Halkan ka daawo Sawirro laga soo qaaday qaabka Zakada xoolaha nool looga qeybiyay Shabeellaha Hoose.