Dhageyso Barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada.
Dhegeystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 02-05-1443, oo waafaqsan 05-12-2021, Dhuuxa Wareysiyada waxaa caawa soo jeedinaya Maxamed Daahir.