Dhageyso Dagaalka Boosaaso Iyo Wararkii Ugu Dambeeyay.

Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari waxaa maalintii labaad ka holcaya dagaalka u dhaxeeya ciidamada Puntland iyo kuwa BSF ee uu Mareykanku tababartay.

Dagaalkan oo saaka aroortii dib u qarxay ayaa saameyn ku yeeshay adeegga guud ee bulshada iyadoo xaafado badan dadku ay ka barakaceen.

Labada dhinac ee uu dagaalka ka dhaxeeyo ayaa waxa uu mid walbaahi sheegayanaa in isaga lagu soo gardarrooday.

Halkan Ka Degso Warbixinta Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Boosaaso

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.