Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Al-Furqaan.

Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

Maanta waa Jimco taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 28-04-1443 oo waafaqsan 03-12-2021 Warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya Haashim Cabdi Naasir

 

Halkaan ka dhegeyso War subax 03-12-2021

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.